TIGblogs TIG | TIGblogs GROUP TIGBLOGS LOGIN SIGNUP
sweet awramale girl - My Blog
sweet awramale girl - My Blog
KISMAAYO CITY
Translations available in: English (original) | French | Spanish | Italian | German | Portuguese | Swedish | Russian | Dutch | Arabic

KISMAYO WAA MAGAALO KU TAALO KONFURTA SOMALIA ,WAXAY U JIRTAA CAASIMADA SOMALIYA MUQDIHSO 500 KM WAA MAGAALO CIMILADEEDA AAD IYO AAD AY U FIICANTAHAY HEER KUL CABIRKA AMA DIGRIIGA WAA 22-30 WAANA DALXIISEED WAXAY LEEDAHAY DEEGAN QURUXBADAN DAAFAHA MAGALDA IYO BAADIYAHA MAGAALADA AAD IYO AAD AYEY U QURUXBADAN TAHAY MAGALADA KISMAYO WAA CAASIMADA SIDAXAAD EE DALKA SOMALIA GOBAL AHAAN JUBADA HOOSE AYEY CAASIMAD U TAHAY XAFADAHA MAGADA SIINAY,FARJANE,FAANOOLE,SHAQALAHA,WASHINGTON DC

July 6, 2008 | 9:57 AM Comments  0 comments

Tags:
You must be logged in to add tags.


sweet awramale girl's Profile


Latest Posts
deeganka...
KISMAAYO CITY
cawramale
cawramale

Monthly Archive
June 2008
July 2008

Change Language


Tags Archive
citizencawaram

Filter By Type
Topics


3950 views
Important Disclaimer